Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Mw Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe
    Puntland

    Faallo:-Mw Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Mid waa PL uu kusoo laabtay socdaalo uu ku kala bixiyay Wadamada ,Itoobiya,Imaaraadka iyo Kenya.

    1. Mid ka xiga,waa kusoo laabashada Caasimada Siyaasada PL Garowe 5- bilood kadib oo uu hawlgalka Calmiskaad ka hogaaminayay Caasimada Ganacsiga PL ee Bosaso.

    Hawlgalka Calmiskaad?

    Waa hawlgal guulaystay oo taariikhiya laguna dhawaaqi doono Wajigiisa Afraad oo noqon doona baadigoobka firxadka.

    Muhiim ayay ahayd in Mw ufadhiisto Bosaso la socodka hawlgalkan,sababtoo ah sidan uma miradhaleen.

    Safarka Dibada?

    Waa mid guulaystay oo laga gaaray natiijadii laga rabay….

    1. Itoobiya,wuxuu kula kulmay Madaxda Dalkaas oo ugu sareeyo Rw Abiy.
    2. Imaaraadka,wuxuu kula kulmay Madaxda Wadankaas iyo Shirkado maalgashi.
    3. Kenya,wuxuu kula kulmay Madaxda Dalkaas,kuwa Somalida qaarkood iyo Mw SL.

    Mw Deni 15-ka Bishan,ayuu furayaa kalfadhiga Baarlamaanka PL.

    Gudaha iyo dibada PL,waxaa aad loo sugayaa khudbada Mw Deni ee furitaanka Baarlamaanka uu ka jeedin doono.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.