Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Mw Deni”Hogaamiye ka gudbay imtixaano adag”.
    Puntland

    Faallo:-Mw Deni”Hogaamiye ka gudbay imtixaano adag”.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa kee hogaamiyaha Somalida ee Maanta masuuliyad haya oo maareeyay,waxa Mw Deni maareeyay….

    1.Doorashadii QC ee Golayaasha Deegaanka,ayuu hirgeliyay,iyadoo lagula dirirayo.

    1. Doorashadii Madaxtooyada,ayuu ka difaacay faragelintii DFS oo qabtay.
    2. Dagaalkii LC,ayuu maareeyay oo ku guulaystay.
    3. COVID-19,ayuu kasoo gudbiyay PL,kaasoo Wadamo waa weyn oo caalamka ah ilaa iyo hada ay la dhutinayaan.

    5.Siyaasadayntii Mashaariicda ee DFS,ayuu la tacaalay.

    6.Hawlgalka balaaran ee Calmiskaad,ayuu galay oo hada gabagabo ku dhow,isagoo guulaystay.

    7.Musaharaadka Shaqaalaha rayidka ah oo Dowlada looga leeyahay Laba Bilood oo kaliya,iyadoo xaaladaas adag la marayo.

    8.Mushahaarka Ciidamada oo aan Bil lagu lahayn Dowlada.

    1. Adeega Xafiisyada Dowlada oo aan hakan.

    10.Dhismaha Wadada halbowlaha ah ee isku xirta Gobollada si joogta ah Gacanta loogu hayaa,iyadoo Dowladu maalgelinayso.

    1. Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo,Dhadaar iyo kuwa kale oo Dowladu dhisayso.

    Xaqiiqdii xilli adag oo imtixaan ku ahayd hogaamintiisa,ayuu soo maareeyay Mw Deni.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.