Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-PL amnigeeda iyo Nidaamkeeda marti cidna uguma ahan.
    Puntland

    Faallo:-PL amnigeeda iyo Nidaamkeeda marti cidna uguma ahan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ma’ahan Puntland sida SL oo 7000-Wardoonka Itoobiya ah gudaha ugu jiraan,isla markaana Ciidanka suga Xuduuda Itoobiya iyo SL ay fadhiyaan Hargaysa korkeeda.

    Sidoo kale xogta amaan ee guud ahaan SL,waxaa gudbiya hay’adaha amniga ee Itoobiya oo waxay ugu jirtaa xogta amni ee Gobollada Itoobiya,waxaana xataa kasii qaata caalamka kale.

    Puntland,way ka hufan tahay qaabkaas,waxaana Itoobiya kala dhaxeeya wada Shaqayn xuduudaysan oo amni,Ganacsi iyo Diblomaasiyadeed.

    Dadka reer Puntland ee aada Itoobiya,waxay qaataan Visa,waxay Goostaan Tigid,waxayna degaan Hotelo iyo Guryo kumana ahan Khatar amniga Itoobiya,waxayna geliyaan Dhaqaale.

    Haatan Dadka la celinayo ee Amxaarada Itoobiya ubadan,ma wataan Visa,ma degaan Hoteli ama Guryo,way sii Tahriibayaan,waxayna khatar ku noqdeen amniga PL oo waxaa ka faa’idaysata argagixisada.

    Si gaar ah Eretereya oo rabta in ay Daacish ku abuurto Buuraha Oromada Itoobiya,ayaa wada qorshe Oromada lagu gaynayo Buuraha Bari si ay tababar iyo Hub ugu gayso dibna ugu soo celiso Itoobiya,taasoo Dowlada Itoobiya ay la socoto.

    Qunsuliyada Itoobiya ee Garowe,way ka dharagsan tahay Hawlgalkan PL ay wado ee xoojinta amnigeeda Gudaha ah.

    PL amnigeeda iyo Nidaamkeeda marti cidna uguma ahan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.