Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-PL uma baahna in ay ka jawaab celiso Shirka Xasan
    Puntland

    Faallo:-PL uma baahna in ay ka jawaab celiso Shirka Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 17, 2024Updated:April 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland in ay ka hadasho ka qaybgalka Shirka Xasan iclaansaday umaba baahna,sababtoo ah Sharciyadii Shir lagu wada qabsan lahaa meesha,ayuu ka baxay.

    Dastuurkii lawada lahaa markii uu laalay Xasan,ayuu lumay maqaamkiisii karaameed ee Madaxweyne Qaran.

    PL waxay ka qaadatay go’aan masiiriya,waxayna ka istaagtay banaanka oo waxay isticmaashay Qodobada Dastuurkeeda ufasaxaya in ay ismatasho.

    Xamar waxa ka socda waxay hiil uyihiin rabitaanka Shacabka Puntland ee ah in muhiimada lasiiyo PL. (PUNTLAND FIRST).

    Wadanka Somaliya,wuxuu noqday Sadex Jamhuuriyadood oo isbarbar yaala oo mid walba leedahay Dastuurkeeda.

    Waxa ugu yar ee aan ka helayno kala taga Xamar,waa in aan dib uxisaabtano oo saxno waxii aan khaladnay ama tanaasulka aan laga fiirsan laga sameeyay.

    Xamar waxba nagama jiraan ee aan isku tashano.

    PL First.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.