Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland ma mudan tahay in tixgelin gaar ah la siiyo?
    Puntland

    Faallo:-Puntland ma mudan tahay in tixgelin gaar ah la siiyo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dad badan,ayaa qaba PL in ay ubaahan tahay tixgelin gaar ah oo ka Madaxbanaan Xamar,sababtoo ah Maamulada Koonfurta iyo PL islama jaanqaadi karaan oo waxay ka horaysaa ugu yaraan 15-Sano.

    Hadaba si Dowlad dhisku usocdo Deegaan walbana lagula tacaalo heerka uu ka gaarsiisan yahay Dowladnimada,waa in PL loo fasaxaa horumarkeeda in ay sii wadato.

    In la dabro oo loo hakiyo Deegaamo aad uga danbeeya,waxay keenaysaa burbur,kala fogaansho iyo Dowladnimada dhismaysa oo istaagta.

    SL xaalkeedu waa gaar,waxaana loo sameeyay tixgelin si uusan uhakan horumarka ay samaynayso.

    Si la mid ah PL way ka duwan tahay Koonfurta,waxayna ubaahan tahay tixgelin gaar ah si ay usii socoto.

    Koonfurta Dalku,waxay maraysaa la dagaalan argagixiso iyo gargaar bini’aadantinimo,halka PL marayso Maalgashi caalamiya,dhismaha Ilo iyo Kaabayaal Dhaqaale iyo tayaynta Adeega Bulshada.

    Dood aan ka qabanay Qodobkaas,ayuu Pro.Keynaan ku dul istaagay aragtidiisa arinkaas.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/VID-20240801-WA0015.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.