Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland masiirkeeda uguma tanaasulayso Mashaariic
    Puntland

    Faallo:-Puntland masiirkeeda uguma tanaasulayso Mashaariic

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Arimaha masiiriga ah kuma badalanayno Qado.

    Dadka reer Puntland hakala doortaan Gunimo abidiyan ah ama Gobanimo waarta oo loo marayo halgan kooban oo laga gudbayo.

    Ruqsada Dowladeed ee aan Villa Somaliya gaynay ee nalagu dhibaataynayo waan ka daba tagaynaa.

    Maalmaha adag ee qiyam ku dirirka ah adkaysi,ayaa loo baahan yahay looga gudbo.

    Rag,ayaa SSDF aaday,iyagoo qaar Jaamacado ku jiraan,qaar Shaqooyin fiican haystaan,qaarna Ganacsi macno leh leeyihiin.

    SSDF waxay ahayd Jamhad lagu seexdo Goroonshiid,waxna lagu Cuno Gaaweeto,lana wajaho Xabad joogta ah.

    Saakay oo aan PL oo barwaaqa ah haysano oo uusan jirin Somali naga sadroon ma’ahan in uu na khalkhalgeliyo Mashaariicayste ku naaxay ka Shaqaysiga Mashaariicda iyo Siyaasi Kursi waayay oo Qoraxdu dhibayso.

    Sidoo kale Saxaafad ubaratay Siyaasi maalgaliya oo waxtabaysa,iyaduna yaysan idin jahwareerin.

    PL Gaajo kama jirto oo Dowladu,waxay Sadex jibaartay Mushahaarka,wayna bixisaa Bil walba.

    Mashaariicda horumarineed ee soo jireenka ahaa,way ka socdaan PL kaliya,waxaa Villa Somaliya Siyaasadaysay kuwa Baanka Aduunka ee ku xiran nidaamka Wadan.

    Gabadha Deni Arooskeeda yuusan noqon,wax lagu gabado.

    Yoolkeenu,waa Dowlad dhiska Somaliya oo jihada saxda ah lagu hago.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.