Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Qorshaha Trump Ee Qasada cusub iyo saamaynta caalamka
    Somalia

    Faallo:-Qorshaha Trump Ee Qasada cusub iyo saamaynta caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 24, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qorshaha Qasada cusub ee Mw Trump,waxay iskugu jirtaa Laba qaybood oo kala ah….

    1.Gudiga Nabada oo ay xubno ka yihiin shaqsiyaad magac iyo maamuus ku leh caalamka sida Rw hore Tony Blair.

    2.Qorshe balaaran oo lagu dhisayo Qasa ka madaxbanaan Xamaas oo ku kacaysa $25 Bilyan.

      In ka badan Laba Milyan Qof,ayaa loo samaynayaa dib udajin wadata…..

      B.100- kun oo Guri.
      T.Nidaam caafimaad.
      J.Nidaam Biyo nadiif ah.
      X.Nidaam Koronto.
      Kh.Nidaam Waxbarasho.
      D.Deked iyo Garoon diyaaradeed.
      R.Xarumo amaan.
      S. Beero iyo Dhul dalxiis.

      Khariirada dhismaha Qasa cusub oo lasoo bandhigay,waxaa saxiixay 21 Wadan oo aysan ku jirin Dowladaha R.Galbeedka iyo Hindiya.

      Fulinta qorshahan,waxaa Fure u ah Xamaas oo Hubka laga dhigo.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

      March 26, 2026

      Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

      March 25, 2026

      Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

      March 25, 2026
      Latest Posts

      Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

      Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

      Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.