Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Reer Mudug,waa Dad ilaalsasho mudan.!!
    Puntland

    Faallo:-Reer Mudug,waa Dad ilaalsasho mudan.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Reer Mudug,waa Dad qiyam,gaar ahaan Puntlander-nimada markay timaado kama gorgortamaan.

    Laamiyada Galkacyo ee lagu dhisayo Lacagta horumarinta ee la saaro Korontada iyo Biyaha ,waxay ku qoreen (Difaaca Puntland).

    Xoolihii lagu taageerayay Ciidamada Difaaca PL,waxay bixiyeen kala bar oo ah (2,532 Neef oo Ari ah iyo 62 Geel ah).

    Lacagta Qurba-joogta ka timaada ee Ciidamada lagu taageerayo,waxay bixiyaan 60%.

    Ciidamada ku jira hawlgalka sifaynta argagixisada,waxay ka yihiin 50%,gaar ahaan,waxaa ka maraya meesha Guuto Gaashaaman oo wadata wax walba oo mintid ah.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOGmZfHonGNDlk6KfgjLvJicbaA9YzOn5e4noWCcm-D7JzRQT8ncw6RmbXby7mj1_IImskSfgUfiBVnZPsDOroH.mp4

    Dadkaas mahan in ay ku faraxsan yihiin 100% Maamulka MW Deni oo Gobolkooda,waxaa ka jira baahiyo la taaban karo……..

    1.Garoonka Diyaaradaha,waa dumay.
    2.Wadadii Xarfo-Galkacyo oo weli burbursan.
    3.Magaaladu waa Wadooyin la’aan.
    4.Biyihii Magaalada dhexdeeda oo aan xal loo helin
    5.Wadadii Dekeda Garacad iyo Goldogob.

    Wax walba,waxaa nooga horeeya Difaaca iyo sifaynta argagixisada Dalkeena.

    Reer Mudug,waa Dad ilaalsasho mudan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.