Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Reer Puntland ma waxay diidan yihiin Aaya ka tashiga Reer Sool?
    Puntland

    Faallo:-Reer Puntland ma waxay diidan yihiin Aaya ka tashiga Reer Sool?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mahan in aan diidanahay Aayo ka tashiga reer Sool ama in ay Gobolkooda PL kale kala baxaan ee waxa aan diidanahay,waa Laba arimood oo kala ah..

    1.In naloo isticmaalo oo ehelnimadii iyo danihii kale ee naga dhaxeeyay la burburiyo.

    1.In ay ka feejignaadaan lugooyada Xasan Shiikh oo aan haba yaraatee dan uwadin.

    Sool haday difaac noqoto iyo haday Maamul dhisid noqotoba PL ayay uga xiran tahay ee Xasan waxba uma hayo.

    Walaalahayo reer Sool,waxaan leenahay rabi ah idin tuso wanaagayaga iyo baarinimayada aan shuruudna ku xirnayn.

    Hadaad arki waydaan horay usocda oo gaara meeshaad ku qancaysaan.

    Kulayl iyo Qabow midna naguma hayo Firdhiye oo ka qaybgala Shirka Xasan ee aan Sharciyada haysan,waxaanse rabnaa in aad xaqiiqda fahantaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.