Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Sadex Dhaliilood oo Maamulka Deni lahaa oo wax laga qabtay
    Puntland

    Faallo:-Sadex Dhaliilood oo Maamulka Deni lahaa oo wax laga qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex dhaliilood,ayuu lahaa Maamulka Deni,kuwaasoo kala ahaa….

    1.Albaabada Madaxtooyada oo xirnaa.

    2.Xiriirka Caalamiga ah iyo Qurba joogta oo la dayacay.

    3.Argagixisada Buuraha Bari.

    Albaabadii Gudaha,waa la furay oo Maamulkii oo uu hogaaminayo MW Deni,ayaa kormeer ku tagay Gobolada Mudug iyo Nugaal,isagoo Bulshada Qaybaheeda kala duwan la fariistay.

    Xiriirka Caalamiga ah,wax la taaban Karo,ayaa laga qabtay,waxaana macno weyn lahaa kulamadii Nayrobi.

    Sidoo kale Waqooyiga Maraykanka iyo Yurub,waxaa loo kala diray wafuud uu ugu sareeyo M.xigeenka.

    Argagixisada Buuraha Bari,waxaa loo qorsheeyay in Ciidan la geliyo oo Maalmo kadib Madaxweyanaha,ayaa fariisanaya Carmo,isagoo ka hogaamin doona halkaas dagaalka ka dhanka ah Nabaddiidka ah.

    Xasan Shiikh oo aad uga xun in Deni ku guulaysto dagaalka argagixisada sidii Dimuqraadiyadii,ayaa Gacmo kale isticmaalaya si loo carqaladeeyo dagaalka argagixisada Buuraha Bari ee PL.

    Maamulka Deni haba yaraatee majirto qorshe uu duulaan ugu yahay cid kale aan ka ahayn argagixisada.

    Ciidamada kusii qulqulaya Bari,waa kuwa qaadaya gulufka colaadeed ee ka dhanka ah argagixisada.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.