Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Shacabka PL,waxay haystaan Nidaam iyo Deegaan hormarsan
    Puntland

    Faallo:-Shacabka PL,waxay haystaan Nidaam iyo Deegaan hormarsan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024Updated:October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nidaam si fiican u abaabulan,ayaa noo dhisan.

    Horumarka Deegaan ee PL Somaliya meel sare,ayuu kaga jiraa.

    PL Amni ahaan,Siyaasad ahaan iyo Dhaqaale ahaanba meel wanaagsan ayay wax umarayaan.

    PL 30-ka Sano ee soo socota in ay leedahay Amnigeeda,Siyaasadeeda iyo Dhaqaalaheeda gaarka ah,ayaa muhiim ah,sababtoo ah Somalidu uma bisla in ay wada dhisato nidaam ay wada leedahay oo Xukunku wadaag yahay oo la wada dugsan karo.

    Ugu yaraan 30-Sano oo danbe Somaliya sida ay hada tahay,waa kusii jiraysaa oo Dowlad dhiska luudayaa,waa sii soconayaa,waana mid aan ugu sii baahanahay in ay PL gaar usii leedahay Amni,Siyaasad iyo Dhaqaale,iyadoo Qayb ka ah Fadaraalka Wadanka.

    Aragtida in la go’o macno uma leh PL……..

    1.Wada jooga ayay ugu badisaa Somalida.

    2.Wax naga maqan oo aan ku helayno majiraan.

    3.Huwanaanta Shaatiga Fadaraalka,waa muhiim.

    Somali ka sad roon majiro Saakay,waxaase ay ubaahan tahay oo kaliya in ay jiraan hormuud Shaqadaas sii wada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.