Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Shirka Ceelbuh lagama filayo Colaad….
    Puntland

    Faallo:-Shirka Ceelbuh lagama filayo Colaad….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Suldaan Siciid,waa Isim Nabadeed oo Taariikh wanaagsan ku leh Gobolka Geeska Afrika.

    Marna kama Shaqaynayo colaad,isla markaana ma dhici doonto saan filayo Gogol uu fidiyay in Dagaal lagu Go’aamiyo.

    Gogashan,waxa ugu weyn ee kasoo baxaya,waa baaq Nabadeed iyo Gudiyo ka Shaqeeya Nabadaas.

    Dadka qaarkii ee raba in dagaal looga dhawaaqo Gogosha,waa Laba kooxood oo kala ah…

    1.Kuwo aan si Caqliyan,Waaqiciyan iyo Istiraatijiyan ah ufakarin.

    2.Kuwo Gacmo kale adeegsanayaan.

    Itoobiya Shirka Hadaaftimo xiriir ayay la samaysay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.