Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Shirkii Nabada oo si qurxoon kusoo afmeermay
    Puntland

    Faallo:-Shirkii Nabada oo si qurxoon kusoo afmeermay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii Nabada ee kusoo gabagaboobay Xarunta PDRC Garowe,wuxuu ahaa mid Qiimo weyn leh.

    PL,waxa uu ahaa fursad ay ku samaysay galaangal iyo saamayn Bulsho iyo jihayn cusub oo Siyaasadeed.

    Sidoo kale Shirku,wuxuu u ahaa PL Gacan iyo Af ay u isticmaashay gudbinta aragtiyaheeda kala duwan.

    Shirka,waxaa iskugu yimid haldoorka Bulshada Somaliyed oo ubaahnaa Xarun ay kuwada hadlaan,isku dhaafsadaan aaraahdooda oo ay kusoo gudbiyaan aragtidooda.

    PDRC oo ah Xarun Dowliya oo Cilmi Baaris,waxay qabatay Shaqo loo baahnaa.

    Maamulka Deni,waxaa laga rabaa in ay halkaas kasii wadaan wax ka badalka Siyaasadii hore.

    PDRC,bogaadin ayay mudan tahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.