Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Siiqada Hanbalyada Cirro Ee PL Oo la dhaliilay
    Puntland

    Faallo:-Siiqada Hanbalyada Cirro Ee PL Oo la dhaliilay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2024Updated:November 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni,isagoon ka fiirsan,ayuu PL Gacantiisa ku kala jarayaa.

    Waxay ahayd khalad in Hanbalyada Cirro uu raaciyo SSC,kaliya,waxay ahayd in uu si kale uyiraahdo.

    Waa dareemayaa,waxa MW haysta,waa latalin la’aan oo Dad isma arkaan.

    Tusaale,waxaa kuugu filan hadalkii Juxaa uu ka yiri su’aashii SSC laga waydiiyay oo muujinasay iska warqab la’aan Xukuumadeed oo haduu heli lahaa MW Habeenkii waxa uu haysan lahaa jawaab uu la hor yimaado Baarlamaanka.

    Dhibka Deni haysta,waa dabeecadiisa xirxiran oo aan ku wanaagsanayn Nin ka Shaqaynaya Siyaasad.

    Cabashada ugu badan oo Deni loo hayo,waa helid la’aan,waxaana ugu cabasho badan Golihiisa Wasiirada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.