Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Trump,waa isxakameeyay haduusanba u Gacan qaadin.!!
    Puntland

    Faallo:-Trump,waa isxakameeyay haduusanba u Gacan qaadin.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Seleniski,waa laga gar lahaa,marka laga soo tago asluub xumada Diblomaasiyadeed ee Trump iyo ku xigeenkiisu muujiyeen ee ceebta ku ahayd Diblomaasiyada gaamurtay ee Maraykanka.

    Dagaal uusan ka fiirsan,ayuu geliyay Wadankiisa,isagoo heli kara Wadooyin kale Zelensky.

    Ruushku,waa Quwad burburtay,balse diidan in la qaawiyo,waxa uuna taagan yahay… hadii Gaashaanbuurtaydii laga adkaaday yaan lay wada ilhaamayn oo Xuduudayda Nato yaysan soo fariisan.

    Ukrain,waxaa halaagay Yurub oo ka dhigatay waxay u isticmaasho diciifinta Ruushka.

    Trump,waxa uu leeyahay dagaalka Ukrain mahan in uu sii socdo,wax dan ahna nooguma jirto,waana ku khaldanaa Biden in uu maalgeliyo.

    1.Dan uguma jirto Dadka Cadaanka ah.
    2.Dan uguma jirto Dadka Ukrain.
    3.Dan uguma jirto Dadka Ruushka.
    4.Dan uguma jirto Dadka Maraykanka.

    Dagaalkan cida kaliya ee u aragta fursada,waa Wadamada Midowga Yurub oo Ruushka ka baqaysa,isla markaana raba in ay ka xaroobaan Maraykanka.

    Biden,waxaa muuqata in uu sameeyay khalad Siyaasadeed oo Yurub ay isticmaashay,isla markaana halkii ay ahayd in uu ku mashquulo kobaca Dhaqaalaha Shiinaha uu wakhti iyo Dhaqaale ku lumiyay Ruushka taagan khaatiga.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.