Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Turkigu khatar maku yahay amniga iyo Siyaasada Puntland?
    Puntland

    Faallo:-Turkigu khatar maku yahay amniga iyo Siyaasada Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkigu,waa cadow Siyaasadeed iyo Milleteri oo PL leedahay,waxaana jira xogo qarsoon oo noqon kara cadaymo fudud oo laga xusi karo….

    B. Weerarkii Diyaarada ee 18- kii May lagu qaaday Ciidamada PL ee Miraale argagixisada ka sifaynayay,taasoo la aaminsan yahay in ay ahayd Diyaarada Bayraktar TB2 ee Turkiga.

    T. Xerada lagu sheegay Xabsi ee laga dhisayo Laascaanood,balse ah Xero Ciidan oo Turkigu dhisanayo oo ku xarayn doono Ciidamo uu maalgasahan doono.

    Dhan walba oo laga eego PL xaq ayay uleedahay baarista Hubka iyo Markabkaba,waliba waa in ay ka taxadartaa in caalamku u arko in ay qayb ka noqotay ka Ganacsiga Hubka oo aysan ku degdegin sii dayntiisa.

    PL,waa lagu garab taagan yahay Shaqada ay hayso iyo baarista Hubka ee waa in ay ka faa’idaysataa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.