Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ujeedka iyo Jihada usoo dhiibtay Xaange Qoraalka uu shaaciyay
    Puntland

    Faallo:-Ujeedka iyo Jihada usoo dhiibtay Xaange Qoraalka uu shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxa uu kala dhig dhigayo waa Lacagtii ugu danabysay ee Kabid Miisaaniyadeed ah oo caalamka ka timaada Qayb ay ka heshay PL oo dhamayd $5-Milyan.

    Sidoo kale,waxaa haatan timid $125-Milyan oo kabid ah,iyadana PL Qaybteeda way ka helaysaa.

    Lacagtan ma’ahan kuwa la musuqmaasuqi karo,sababtoo ah hadaysan ubixin sida Baanka Aduunku ugu talagalay,waxaa istaagaya Kabida danbe,marka Xasan iyo kooxdiisu PL Qaybteeda buuq ayay ku furi lahaayeen ee tooday ku waayayaan.

    Kabid Miisaaniyadeed oo Sanad mar la helay oo PL ay ka heshay $ 5-Milyan wax macnaha oo ay leedahay majirto,waana og yihiin oo waa sababta ay Kooxda Xasan ufasaxaan.

    Waxa muranku ka jiraa oo Kooxda Xasan ay dibindaabyaynayaan waa Mashaariicda waa weyn ee soconaya Sanad ama Sanado oo ay ku baxayaan Malaayiinta Dolar.

    Qoraalka Wasiir Xaange maleh macno weyn oo aan ka ahayn in MW Deni iyo Bulshada PL layska horkeeno.

    Hadalka Xaange,waxa uu qayb ka yahay Mashruuca Wadada Gaalkacyo-Xarfo ee laga dhigay in Dowlada PL Siyaasadaynayso oo hir istaagtay.

    Villa Somaliya,ayaa ka danbaysa dhamaan qorshayaashan lagu khalkahlgelinayo Shacabka oo looga horkeenayo Dowlada PL iyo Mada deeda.

     

    Halkan ka akhriso qoraalka Xaange:-

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.