Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ukrain ma la oran karaa Maraykanku faraha hakala baxo Nabadeeda?
    Puntland

    Faallo:-Ukrain ma la oran karaa Maraykanku faraha hakala baxo Nabadeeda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Firdhiye,wuxuu lasoo booday Kayntaroolka Firiryaale ee PL hala qaado.

    PL,waxay jawaab uga dhigtay Ciidankii fadhiyay Difaaca hore in ay kusoo celiso Kayntaroolkii Fariryaalihii uu Firdhiye yiri hala qaado.

    Kadib,isagoo cabaadaya,ayuu Karaash soo wacay oo ku yiri maxaa saa loo sameeyay?

    Karaash,wuxuu ugu jawaabay..(Waxaadan bi’in ma ba’soomin).

    FG:

    Ciidanka Difaaca Salinta fadhiya,waa Sadex Urur oo si buuxda qayb uga ah Ciidamada Difaaca Puntland.

    Halkaas markay marayso,ayuu dhacay dagaalkii Buqdharkayn,waxaa markaas lagu khasbanaaday in Ciidanka halkiisii lagu celiyo ilayn Firdhiye,waxba mahayee.

    Dagaalkii Buqdharkayn,dhaawicii ka dhashay oo gaaraya 130-Nin,waxaa la keenay isbitaalka Garowe,sababtoo ah kan LC maleh Dhakhaatiir iyo Qalab ku filan la tacaalidooda.

    9-ka mid ah dhaawacaas oo aad ucuslaa,waxay PL uqaaday Adis-ababa oo M-xigeenka,ayaa amray,waxayna kala qabeen dhaawacyo kala ah…..

    1.Laba Madaxu burburay.
    2.Laba Xanguluhu go’ay.
    3.Laba Luguhu go’een.
    4.Sadex qaba Dhaawacyo kale.

    Su’aashu,waxay tahay…

    Ukrain ma la oran karaa Maraykanku faraha hakala baxo Nabadeeda?

    Deni,waxa uu ka yahay arinka Sool Maraykan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.