Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Waa muhiim in la dadajiyo Sool in PL laga saaro.!!
    Puntland

    Faallo:-Waa muhiim in la dadajiyo Sool in PL laga saaro.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 23, 2024Updated:June 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni,waa in uu deg-deg ah udhisaa Gudigii Shaqadaas qaban lahaa oo ka saari Sool PL inteeda kale.

    Sidoo kale Firdhiye,waa in uu gutaa waajibkiisa ahaa in uu jiheeyo mustaqbalka reer Sool.

    Sadexda Qodob ee awooda loo siiyay,mid ka mid ah,ayaa ah in uu ka Shaqeeyo jihaynta Mustaqbalka Siyaasadeed ee reer Sool.

    PL inteeda kale,waxay dani ugu jirtaa Sool oo ka baxda,Sadex sababood awgood…..

    1.Isma qaadan karaan oo waa Dad ku kala duwan dhaqanka iyo aragtida.

    2.PL ma hayn karto Sool oo waxay ku luminaysaa fursado horumarineed iyo fursado Siyaasadeed.

    3.Sool waxay PL ka rabtaa oo kaliya in ay isticmaasho dhaqaalaheeda iyo awoodeeda.

    Waxaan ka mid ahaa Dad yar oo aaminsanaa in Sool ay kusii jirto PL,balse waxaan aqbalay aragtida inta badan reer PL qabaan ee ah “Sool oo ka baxda PL”.

    Dadka reer PL,waxay ku leeyihiin….

    “LC oo SL xoog ku haysato,waxay nagu ahayd ceeb iyo waji xumo Somalida kale nagu caydo oo hadalku nooga xirmi jiray,hadiise aan Maanta xoraynay,mahayn karno ee aan fasaxno oo Aayahooda Gacanta ugelino”.

    Aragtidaas Dadka qabay,way ka saxan yihiin Dadka aan ku jiray ee aragtida kale qabay.

    Sool waa in ay PL ka dhamataaa Sanadkan gudihiisa.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.