Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Wasiir C.Xoosh,waa kusoo khaldamay Siyaasada
    Puntland

    Faallo:-Wasiir C.Xoosh,waa kusoo khaldamay Siyaasada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Xoosh Sadex arimood oo lagu qiimayn karo,isla markaana kuu muujinaya in uusan ahayn Siyaasi,hogaamiye iyo Nin aragti leh,ayaan dul istaagayaa….

    1.Xasan ma oran ii hadal oo kuma khasbanayn in uu sidan hoosaysa uhadlo,balse,isagaa isdiray oo ku raadinaya raali ahaansho Xasan.

    2.Aaran-jaan iyo Deni in ay isku dhacaan oo uu dhexmaro dagaalkii Siyaasadeed ee sababay in Aaran saaxada Siyaasada ay kabaxaan,isagaa sababay oo Khayre keenay,waana ka baawsan karay oo fursado badan buu haystay.

    3.In Beesha CM,gaar ahaan Jifida MC ay kala jabto oo markii ugu horaysay taariikhda Oday aan ahayn Islaanka lagu Caano shubo oo Koofiyadii Islaanku foorarsato,isagaa sababay,waana laga baaqsan karay.

    Cali Nin door mahan,waxa Xasan kuwatana,waa…..

    “Qofkaad bahdilaysid Doqontiisaa la Boqraa”,.

    Hala yaabin hadaad aragto Xasan oo Cali uwata RW,sababtoo ah,waa nooca uu ka rabo Beesha Daarood.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    March 28, 2026
    Latest Posts

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.