Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Wasiir Juxaa,waa ku haftay ka hadalka Safiirada SL booqday?
    Puntland

    Faallo:-Wasiir Juxaa,waa ku haftay ka hadalka Safiirada SL booqday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2024Updated:November 17, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Juxaa maxaad ka duushay?

    Fiqi muxuu ba’ashay??

    Markaad fiqi ku mucaaradayso ilaalinta Midnimada Dhuleed iyo Dadeed ee Somaliya?

    Ma waxaan ka tanaasulnay Somaliya mid ah oo Fadaraal ah?

    Mid kale oo ay tahay in aan uhakano oo aan la qarinayn,waxay tahay….

    “Hadii Fiqi ay kala weynaatay Midnimada Wadanka caadifada ay xeeriyaan Siyaasiyiinta Beeshiisa ee ah isbahaysiga Irirsamaale ee PL loo samaystay ma in aan ku taageerno,ayuu xaq uleeyahay mise in aan ku Mucaaradno?

    Safiirada looma diidana in ay tagaan SL oo bogaadiyaan Doorashada qurxoon ee ka dhacday ee,waxaa la diidan yahay in ay qariyaan Wadanka ay joogaan kuu yahay iyo Warqada ka timid Finland ee ay ku qoran tahay “Country”.

    Villa Somaliya,Anagaa leh,isla markaana Xamar,waa Caasimadeenii,kaliya Raga hada jooga,ayaan isku diidanahay arimo farsamo oo gudaha Nidaamka Dowladeed ee Somaliya ah,balse iskuma diidanin Qiyamka Somali mid ah oo Fadaraal ah.

    MW-haaga hada Deni ee uruclaynaya Villa Somaliya hadalkaagu saw caqabad kuma noqonayo oo uma muuqanaysid Nin la diriraya hankiisa?

    Wasiir Juxaa in Safiirada BC la qabto haday khaldamaan si walba oo ay Dano Mashaariiceed noogaga xiran yihiin,waa Sax.

    SL,waxaan ka rabnaa in ay ahaato Dhul xasiloon oo leh Nidaam fiican oo Qayb ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliyed.

    SL,waxaan kaloo iska kaashanaa jiritaanka Maamulo awood leh iyo ka hor tagida Caasimad awoodu ku ururto.

    Juxaa Oday miisaan leh baad utahay reer PL lamana mid tihid Wasiirada Dhalinyarada ah ee farxadooda ku jaangooya Siyaasada ee isceli.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.