Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xalka Somaliya ma yahay Sadex Dowladood?
    Puntland

    Faallo:-Xalka Somaliya ma yahay Sadex Dowladood?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhan walba,waa iskaga filnaanay hadaan nahay reer Puntland…

    1.Amni.
    2.Siyaasad.
    3.Dhaqaale.

    Wakhti badan,ayaan gelinay Somali midowda oo isqaadata,waase ku hungownay ilaa iyo Maanta.

    Way Shaqayn wayday DFS oo ay Xubno ka yihiin Dowlad Goboleedyda,waana fashilantay 20-Sano kadib.

    Weli,waa xeerinaynaa Qaran mid ah oo Somaliyed oo Geeska Afrika ka jira.

    Balse si ka duwan aan ku raadino Dowladnimadii 20-ka Sano aan raadinaynay ee Somaliyed

    Waxaan uguuraynaa Sadex Dowladood oo isgarabyaala oo kala leh Calan,Dastuur iyo Lacag.

    Maxaan ubaahanahay si hamigaa looga dhabeeyo?

    B.In wax la lahaanshaha B&K laga sii fogaado oo halka aan hada ka taaganahay kasii durugno.

    T.In la dadajiyo samaynta Lacag PL ugaar ah.

    J.In aanan ka qaybgalin Doorashada soo socota ee Xamar.

    Maxaa ka dhalan kara?

    1.In Sadexdaas ku midoobaan Dowlad Somaliyed oo Konfadareeshin ah oo awoodaha la qaybsaday.

    2.In sidaa lagu kala tago oo Sadex Jamhuuriyadood la noqdo.

    Dhankii la aadaba,waa noogu badisaa hadaan Reer Puntland nahay,waxaase khasab ah in aan ka leexano Siyaasadii aan soo wadnay 30-kii Sano ee udanbeeyay oo keeno mid cusub oo leh jiho ka duwan tii hore.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.