Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xamar,waxaa qabsaday xagjiriin Qabyaaladeed
    Puntland

    Faallo:-Xamar,waxaa qabsaday xagjiriin Qabyaaladeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 22, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamar,waxaa qabsaday xagjiriin ay Madax martay Qabyaalada nacaybka ku salaysan oo Caydiid lasoo Shaah cabay.

    Xasan,ayaa u ah Oday Geed fadhi ah,waxayse gaarayaan ilaa 24-Xubnood oo iskugu jira Qayb muuqata iyo Qayb qarsoon.

    Kooxdaasi,waxay Siyaasada saamayn balaaran ku yeesheen Laba jeer oo ay Xasan soo saarteen.

    Nacaybkooda,waxaa bartilmaameed u ah Beel gaar ah,waana Beesha Daarood,waxaana hadafkoodu yahay in ay Siyaasiyan Dhulka dhigaan.

    Nidaamka Fadaraalka ayay u arkaan in uu yahay wax Beeshaasi keentay oo iyaga lagula diriray,isla markaana guushii USC ee 91-dii meesha ka saartay.,waa sida ay aaminsan yihiin.

    Xasan-kii hore,waxay isku dayeen Fadaraalka in ay tuuraan,waase usuuroobi wayday,fursada Labaad ee ay heleen oo ah Xasan-2,waxay ku dhaqaaqeen qorshe cusub,kaasoo ah……

    1.B&K Dalka in ay isku soo koobaan oo ka Shaqeeyaan in Beeshooda gaar uyeelato Somalida kalana ku xukunto.

    2.In ay Dowlada Dhexe Xamar ku haystaan oo saamiga Beesha Daarood siiyaan waxay uyaqaanaan (Good Daarood) oo la micno ah kuwa aan saamaynta lahayn ee iyaga Dhaqaale iyo Nololba aan xor ka noqon karin.

    Wareegan Labaad ee kooxdan cunsuriyiinta ah,waxaa lagula loolami karaa Laba Qodob….

    B.In aan Qayb laga noqon Dowlada Dhexe ee ay Xamar ku haystaan oo si dadban banaanka looga istaago,isla markaana Dalku dib ulaabto oo la gaarsiiyo Sadex Wadan oo kala Dastuur,kala Calan ah iyo kala Lacag ah.

    T.In laga Shaqeeyo qorshaha Xasan in uu ka hirgalo B&K,taasoo keenaysa PL in aysan ka qaybgalin Doorashada soo socota oo Dad matala Suuqyada Xamar laga qorto.

    Kooxdan,waxaa bartilmaameed u ah Maamulka iyo Dhulka PL oo ay u arkaan Saldhiga Jamhuuriyada ee Beesha Daarood.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.