Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan & Xamse midba kan kale,ayuu haadaan ka tuurayaa oo ka takhalusayaa.!!
    Puntland

    Faallo:-Xasan & Xamse midba kan kale,ayuu haadaan ka tuurayaa oo ka takhalusayaa.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Damaca waalan ee Xasan Qabri-faagte iyo Doqonimada/Dadnimo la’aanta Marxuumka,waxay sababaysaa in Labada Nin isla degaan.

    Xasan isticmaalka xeerin la’aanta ah ee damiirka iyo Shaqsiyada Xamse isticmaalayo,waxay keenaysaa in xataa la xasuusan waayo in uu Qof jiro yahay Xamse.

    Sidoo kale Doqonimada xad dhaafka ah ee Xamse,waxay sababaysaa in Xasan waayo Qof wax ka qabta oo khaladaadka ka joojiya,sida muuqata.

    Xaqiiqdii Wadanku meel adag,ayuu marayaa,waxaana sii libdhaysa kalsoonidii yarayd ee dhisantay.

    Dalku,wuxuu usii kala jajabayaa Qaybo oo horay SL,ayaa gaar unoqotay,waxaa si aan ku talagal ahayn usii tagaysa PL,waxaa iyaguna noqon doona Qaybo kale JL iyo KG.

    Khatarta ugu weyn ee nasoo wajahaysa,waa marka Quwadaha Shisheeye ee Danaha naga leh ay ku qancaan in ay si gaar gaar ah Danahooda nooga fushadaan.

    Itoobiya oo ay gadaal ka taagan yihiin Israa’iil iyo Faransiiska,waxay aad ugu mashquulsan tahay helida Saldhig Milleteri dhanka SL,hadaan la helin Qaran Somaliyed oo la macmiila,waxay ku dhiiranayaan SL oo ay gaar ula macaamiilaan.

    Sidoo kale PL,waxaa toos ula macmiila Quwado Dano waa weyn leh mar walba oo ay kusii qancaan in ay adag tahay helida DFS oo ay la macmiilaan,iyaday sii xoojinayaan la macmiilkeeda.

    JL,waxay kusii siqaysaa in ay noqoto Deegaan hoos jooga Kenya iyo Itoobiya oo si dadban looga xukumo.

    KG iyo Oromada,way isqaadanayaan hadaan la helin DFS oo masuul ah.

    Isku soo wada duuboo Somaliya xili kala Goys adag oo la mid ah markaad Taariikhaha akhriso Jabab ku dhacay Boqortooyooyin iyo Qowmiyado awood iyo saamayn lahaa ayay maraysaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.