Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xisbiyada iyo Xukuumada PL oo ku heshiiyay dhaqaajinta Dimuqraadiyada
    Puntland

    Faallo:-Xisbiyada iyo Xukuumada PL oo ku heshiiyay dhaqaajinta Dimuqraadiyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 29, 2024Updated:May 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sharaf iyo Qiime gaar ah ayay uleedahay reer Puntland socodsiinta Dimuqraadiyada.

    Guusha ugu weyn,waa in doorashada soo socota Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Shacabku toos usoo doortaan.

    Xisbiyada iyo Xukuumadu,waxay mudan yihiin bogaadin,gaar ahaan hogaaminta MW Deni ee Gudoonka leh.

    Si kasta oo reer Puntland ay ugu wareegsan yihiin xaalado adag hadana Dimuqraadiyadu,waa in ay socotaa.

    Somaliya 30-Sano kadib waxay weli ku jirtaa colaad sokeeye,iyadoo Qabyaalada iyo cunsuriyadu ay laba kacleeyeen.

    PL iyo SL oo ahaa Gobolo soo kabanayay oo tartankoodu ku salaysnaa horumar iyo xasilooni,waxaa dhaawac gaarsiiyay oo hoos uriday hiigsigoodii colaada Sool.

    Ku tartamida horumarka iyo ilbaxnimada meesha way ka baxeen,waxaana dib loogu laabtay jahli iyo fakhri.

    Si kasta oo xaalku yahay,waa in aan lays dhiibin.

     

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1795662142634438844?t=zNO9lN1hGh_hBqWio3w3YA&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.