Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?
    Somalia

    Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasada Maraykanka ee Yurub ku aadan oo Trump maamulayo,waxay umuuqataa mid lasoo qorsheeyay oo aan isaga ku koobnayn.

    Maraykanku,wuxuu Yurub ku dhaliilayaa…

    1.Difaaca oo ay ka seexdeen.
    2.Sharciyadooda socdaalka.
    3.Diinta iyo dhaqanka.
    4.Fahankooda isbadalka caalamka.

    Yurub iyo Maraykan,waa hogaaminta caalamka xilligan oo iyaga,ayaa Geed fadhi u ah nidaamka hada lagu shaqeeyo ee ….

    B.Dimuqraadiyada.
    T.Ilaalinta xuquuqda bini’aadamka.
    J.Xoriyada saxaafada.
    X.Ilaalinta madaxabanaanida iyo sharafta Wadan.

    Waxay leeyihiin 50% GDP caalamka iyo Gaashaanbuurta difaac ee ugu awooda badan uguna soo jiraysan Aduunka.

    Khilaafkooda oo sii fogaada,wuxuu sababi karaa burbur ku yimaada markale Boqortooyadii Romanka casriga ah ee Aduunka hogaamisa xilligan.

    Maraykanka iyo Yurub,waa isku baahan yihiin mana kala maarmaan,waxayna ku khasban yihiin in ay xaliyaan khilaafka dhexdooda.

    Labada dhinac,waa isku dad ay ka dhaxeeyaan diin,dhalasho iyo dhaqan.

    Wax macno ah kuma jiraan khilaafkooda kaliya,waxaa fursad helaya Shiinaha soo koraya iyo Ruushka loolanka kula jira.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.