Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faarax Macalin”Kenya waxay mushahaar joogta ah siisaa Maamulka Jubaland”
    Somalia

    Faarax Macalin”Kenya waxay mushahaar joogta ah siisaa Maamulka Jubaland”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in bil kasta dowladda Kenya ay siiso Jubbaland lacag dhan Hal milyan iyo bar oo dollar ah oo mushaar ahaan loo siiyo Ciidamada Jubbaland.

    โ€œDowladda Kenya waxay bil kasta 1.5 milyan oo dollar siisaa Jubbaland oo mushaar ahaan u siiyo Ciidamada Jubbaland oo gaaraya 7,000 askariโ€ayuu yiri Faarax Macalin.

     

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in ciidamo dheeraad oo ka socda Kenya, Burundi iyo Ciidamo Itoobiyaan ay joogaan Kismaayo, waxaana uu suโ€™aal geliyay sababta Al-Shabaab oo dhan 1,500 askari looga adkaan laโ€™yahay.

    Faarax Macalin ayaa si aad ah u mucaarada maamul goboleedyada Soomaaliya, isagoo Madaxda maamulkaas ku qaada weerar afka oo u marsiiyo baraha bulshada iyo warbaahinta kale.

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.