Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Fariin ku socota Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid
    Puntland

    Fariin ku socota Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2025Updated:July 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudane Ra’isalwasaare hadalkan ma qabto….

    1. Naftaada.
    2. Dadkaaga.
    3. Dhulkaaga.

    Safiirka in aad la kulantay oo uu kuu qirtay Hubkan iyaga Turkiya in ay leeyihiin waad xaqiijisay,balse meeday doodii PL oo sa ma ahayn in aad dhanka kalana dhagaysato?

    Miyaysan ahayn hadaad arinkaan ka garnaqayso cadaalada in aad samayso?

    Su’aalaha xujada kugu noqonaya,waa?

    Turki yaa usiiyay Hub aan Sharciyad lahayn in ay kusoo raraan Markab Suuq madow ah?

    See PL ugu khaldan tahay qabashada Hub sharcidaro ah oo Xeebaheeda Dastuurka Kmg ah u ogol yahay maamulideeda?

    Markab aan la aqoon jiho uu ka yimid oo soo galay Xeebaha PL in ay qabato miyaysan xaq ulahayn?

    Hubku sawmahan Aalada ugu weyn ee Somaliya dib uriday oo ay tahay in lagu amaano nidaamkii ka hortaga?

    Miyaan RW Adiga aysan ku qaban ka jawaabida Warkii Shalay kasoo baxay DFS ee aadka uliitay sida aad PL ugu jawaabayso?

    Xaqiiqdii Rw qoraalkan kuma qaban Rw.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.