Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ururka Fifa oo Ah Kan Ciyaaraha ee ugu Weyn aduunka,ayaa Garoonka Muqdisho u aqoonsaday Garoon caalami ah. Aqoonsigan,ayaa ka dhigan in Garoonka lagu Marti gelin Karo Ciyaaraha Caalamiga ah.