Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan
    Puntland

    Gaas oo loo magacaabay Wakiilka Midowga Afrika Ee Koonfurta Sudan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mw Gaas oo Midowga Afrika uxushay in uu noqdo Wakiilka Wadanka Koonfurta Sudan.

    Sharaf ayay noo tahay in Mw PL lagu karaameeyo Wakiil Hay’ad Qaaradeed ee heer Wadan.

    Gaas,waa soo shaqeeyay,waana diyaarsan yahay oo waa sababta loo xushay oo wuxuu soo noqday…..

    Mw PL,Rw JFS,RW xigeen,Wasiirka Qorshaynta,Xildhibaan,Lataliye iyo Aqoonyahan haysta Shahaadada ugu saraysa ee PHD oo uu ka qaatay mid ka mid ah Jaamacadaha caalamka ugu sareeya ee Harvard University.

    Hogaamintiisii Puntland,waxaa lagu xasuustaa…..

    1.Dhismaha Kaabayasha Dhaqaalaha
    2.Casriyaynta hay’adaha Maamulka.
    3.Hirgelinta Barnaamijka iskutashi.
    4.Difaaca Xuduudaha.
    5.Midaynta Bulshada PL.

    Hogaamintiisii DFS,waxaa lagu xasuustaa…

    1.Ka saaridii AS Xamar.
    2.Samayntii Dastuurka Fadaraalka.
    3.Ka saaridii Kmg Somaliya.

    Sida muuqata Gaas,wuxuu aaday jihada Diblomaasi sare oo gaari doona ilaa hogaaminta Midowga Afrika ama QM.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.