Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Galkacyo:-Daawo weerarkii argagixisada ay kusoo qaadeen Saldhiga Ciidamada Difaaca Puntland ee Jeexdin
    Somalia

    Galkacyo:-Daawo weerarkii argagixisada ay kusoo qaadeen Saldhiga Ciidamada Difaaca Puntland ee Jeexdin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Malayshiyaad kasoo jeeda maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado,isla markaana wata calanka ururka argagixisada ah ee Alshabaab,ayaa saaka aroortii weerar ku soo qaaday Ciidanka Difaaca Puntland fadhigooda deegaanka Godad oo qiyaastii 15-Km dhanka bariga kaga beegan magaalada Galkacyo.
     
    Weerarkan oo ahaa mid gaadmo ah ayay Ciidamada Difaaca Puntland si adag iskaga caabiyeen,waxayna gaarsiiyeen maleeshiyaadkii soo duulaan tagay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
     
    ”Ciidamadu weerarkan waa iska caabiyeen,isla markaana maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday waxay ka dhigeen, wax dhintay,wax dhaawacmay iyo wax firxaday”sidaa waxaa noo sheegay Sarkaal kamid ah Ciidamada Difaaca Puntland oo aan la xiriirnay.
     
    Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland ayaa waxaa soo gaaray khasaare gaaraya Afar Askarta Difaaca Puntland ah,kuwaasoo hada lagu dabiibayo isbiitaalka Gaalkacyo.hooos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/iUXr9kwugg0

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.