Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ganacsato caawa lagu dilay Bursaalax
    Puntland

    Ganacsato caawa lagu dilay Bursaalax

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay degmada Bursaalax ee gobalka Mudug labo ganacsato ah oo kamid ahaa haldoorka bulshada degmada.

    Ganacsatada la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Burhaan Xaashi oo ahaa Maamulaha Shirkadda Golis ee Bursaalax iyo Mahad Siyuun oo ahaa ganacsade.

    Dilka ayaa la xaqiijiyay in uu salka ku hayo aano qabiil.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    January 6, 2026

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    January 6, 2026

    Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.

    January 5, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.

    Todobaadkii Labaad oo Banaanbaxyo waa weyn ka socdaan Iran

    Gudiga farsamada Golaha Mustaqbalka Somaliyed oo kulan uga furmay Garowe

    Maxay kawada hadleen Xasan Shiikh iyo Sh.Shariif?

    Faallo:-Qabashada Moduro iyo saamaynta caalamka?

    Faallo:-Loolanka Sacuudiga iyo Imaaraadka Ee Yemen?

    Xog:-Shidaal baarista Turkigu ka wado Somaliya?

    Maraykanka oo weeraray gudaha caasimada Venezuela

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.