Firxadkii argagixisada ee Calmiskaad Caawa garaacis xoog badan,ayaa ku socota.
Si gaar ah garaacistu,waxay ugu socotaa Baallade,waana fara badan tahay,waxaana lala beegsaanayaa goobo kala duwan oo argagixisadu ku dhuumaalaysato.
Sxb-da PL mid ka mid,ayaa fulinaya garaacistan Caawa oo kusoo beegantay,iyadoo Ciidamadu bilaabeen Gacanmariskii ugu danbeeyay ee Godadka argagixisadu ku dhuumaalaysato.