Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo Aas-qaran loo sameeyay
    Somalia

    Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo Aas-qaran loo sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Saaladda Janaasada ku tukaday maydka Alle Haโ€™unaxariistee Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo ka mid ahaa Isimada Puntland.

    Masuuliyiin ka tirsan xildhibaanada heer Faderaal, Goleyaasha Dowladda Puntland, Isimmo, Culimaa’udiin iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb-galay Aaska.

    AHUN Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo dhowaan ku geeriyooday dalka Turkiga, ayaa maydkiisa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe, halkaasi oo Madaxweyne Ku-xigeenka, Xildhibaano heer Federaal ah, Goleyaasha Dowladda, Hoggaanka dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadu ay ku tukadeen salaadda janaasada.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, ayaa Tacsi u diray dhammaan ummada Soomaaliyeed, shacabka Puntland, hoggaanka dhaqanka iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumku. wuxuuna alle uga baryay inuu janadii geeyo ehelkiisiina samir iyo iimaan kasiiyo.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.