Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoonka Bosaso oo lagu xiray Difaaca Gantaalada oo Casri ah
    Puntland

    Garoonka Bosaso oo lagu xiray Difaaca Gantaalada oo Casri ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Radaar si weyn loogu baahnaa oo difaac u noqon doona Garoonka diyaaradaha Boosaaso.

    Raadaarkan dhawaan,ayaa lagu xiray Saldhiga Ciidamada Badda Puntland oo ku yaal Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Waa Raadaar casriya oo ah kuwa Israa’iil farsamayso,waxaana looga hortagayaa khatar walba oo ku wajahan Garoonka iyo Saldhiga Ciidamada Badda Puntland.

    Imaaraatku wuxuu si dhab ah ugu hagar baxay ilaalinta Amniga Puntland, isagoo door weyn ku leh dagaalka hawlgalka sifaynta Buuraha Calmiskaad.

    https://bulgarianmilitary.com/amp/2025/04/14…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.