Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garowe oo la saadaalinayo mudo gaaban in ay ku talaabsato horumar la yaab leh
    Puntland

    Garowe oo la saadaalinayo mudo gaaban in ay ku talaabsato horumar la yaab leh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe 10-ka Sano kadib,waxay noqonaysaa Caasimad ka hormarsan…

    1.Amniga.
    2.Bilicda.
    3.Dhaqaalaha.
    4.Dadka.
    5.Adeega Bulshada.

    Waxaa la qiyaasaa in Dadka ku nool ay gaaraan ku dhawaad 700-kun oo Qof.

    Sidoo kale,waxaa kobci doona Dhaqaalaheeda Magaalo ahaan iyo Adeegeeda Waxbarasho iyo Caafimaad.

    Bulshada iyo Maamulka in ay iska kaashadaan soo jiidashada Dadka iyo hanashada fursadaha,ayaa laga rabaa.

    PL,waxaa baahi loo qabaa Magaalo leh Adeeg Waxbarasho iyo Caafimaad oo casri ah oo ay ku nool yihiin Hal Milyan oo Qof…..

    1.600-kun oo reer PL ah.
    2.300-Kun oo Somalida kale ah.
    3.100-Kun oo Itoobiyaan ah.

    Garowe amni ahaan,waa meel la maamuli karo,Hawo ahaana,waa Magaalo wanaagsan.

    Halka Bosaso Hawadu isbadasho,isla markaana Gaalkacyo Amnigeeda uusan ku xirnayn PL oo kaliya.

    Dowlada PL,waa in ay qorshe Qaran ka dhigtaa in Dhaqaalaha iyo Dadka ku baahsan Goboladeeda kala duwan ay ururiso oo Garowe xoojiso.

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.