Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garowe,waxay ubaahan tahay Guryo Raqiis ah oo cusub
    Puntland

    Garowe,waxay ubaahan tahay Guryo Raqiis ah oo cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guryaha Amal ay Garowe ka dhisayso,waa maalgashi waxtar ah oo waliba dhiirigelinaya Maalgashiyo kale.

    Balse,waa Qaali oo Dadka caadiga ah ma iibsan karaan.

    Garowe,waxay ubaahan tahay Guryo raqiis ah oo Qofkii ay soo gasho $300 iibsan karo.

    Guryahaas,waa kuwa laga dhisay Rwanda iyo Masar oo ay Dowladuhu qayb ka yihiin.

    Guriga ugu qaalisan,waa in uu noqdaa $30-kun oo lagu bixinayo 10-Sano.

    10-kun oo Guri hadii la dhiso,waxaa soo baxaysa Xaafad balaaran,qurxoon,casri ah oo ay ku nool yihiin ugu yaraan 50-kun oo Qof.

    Dowlada Hoose,waxaa laga rabaa in ay dhiirigeliso maalgashiga oo ay Dhul Diyaariso,isla markaana gaarsiiso…

    1.Wadooyin.
    2.Biyo.
    3.Koronto.
    4.Saldhig.
    5.Iskuul.

    Aragtidan,waxaa lagu gaari karaa in Dowlada Hoose la timaado qorshe horumarineed oo 30-ka Sano ee soo socota ku salaysan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.