Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Geelii ugu badnaa oo caawa ka dhoofaya Dekeda Bosaso
    Somalia

    Geelii ugu badnaa oo caawa ka dhoofaya Dekeda Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Dekedaha ayaa ku mashquulsan dhoofinta xoolaha ka amba baxaaya Dekeda boosaaso.

    Caawa galinka dame ayaa lafilaayaa in uu dekada ka dhoofo Markab sida 25,000 labaatan iyo Shan kun oo geela.

    Markabkan ayaa xoolaha uu sido gayn doona dalka Sucidiga sida ay Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda u sheegeen qaybo ka mid ah masuuliyiinta labada Wasaaradood.

    Dekeda boosaaso waxaa kormeer shaqo ku tegay Wasiirku- xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Ibraahim Warsame, Wasiirku- xigeenka Dekedaha Yaasiin Cartan, Taliyaha Ciidamada Dekeda Cornel Maxamed Cali xaashi,Maamulaha furdada Maxamed Yuusuf iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda.

    Wasiirku- xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Warsame iyo Wasiirku- xigeenka Dekedaha Mudane Yaasin Cartan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in labada Wasaaradood ay ka go’an tahay sidii ay Ganacsatada Soomaaliyeed ugu shaqayn lahaa yeen.

    Waxaa xusid mudan in qaybaha kale ee Dekeda ay ku xiran yihiin Doonyo u diyaarsan in ay xoolo u qaadaan wada isutaga Emiradka

    Dekeda boosaaso waa isha dhaqaalaha Dawladda Puntland waana mid ay si isku mid ah u adeeg sadaan Bulshada Soomaaliyeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Xog:-Imaanshaha Farmaajo Ee Xamar yaa ka danbeeya?

    Faallo:-Isbadalada ka dhacay Sudan,Yemen,Libiya iyo saamaynta Somaliya?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.