Go’aanka Isimadu waa Dastuuri
Dastuurka Puntland, Qodobkii 108aad, Farqadiisa 5aad ayaa u dhigan.
“Goβaannada dib-u-heshiisiinta, dhexdhexaadinta, iyo heshiisyada xallinta khilaafaadka ay guddoomiyaan hoggaamiye dhaqameedyadu, iyaga oo adeegsanaya xeerarka habdhaqameedka, dhamman hayβadaha Dawladda waa inay aqoonsadaan gacanna ku siiyaan fulinta goβaannada ay gaaraan”
Halkan ka akhriso:-

