Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Wasiirada Fadaraalka oo ansixiyay Miisaaniyad ku dhow Hal Bilyan
    Somalia

    Golaha Wasiirada Fadaraalka oo ansixiyay Miisaaniyad ku dhow Hal Bilyan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Somaliya,ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Somaliya ay kulan ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho, uuna guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ay ku meel mariyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2023.

    Miisanaddaas,ayaa sida warku dhigayo ka kooban dakhli gudaha ah iyo deeq taas oo gaareysa $967.7 Milyan oo Dollar.

    Miisaaniyadda sanadkan 2023,ayaa xoogga lagu saarayaa sare u qaadidda dakhliga gudaha oo hadda la rajeynayo inuu ka sare maro sanadihii la soo dhaafay, uuna gaaro $283.3 Milyan oo Dollar halka sanadka dhammaadka ah uu ahaa $247 milyan oo Doolar, sida lagu sheegay warsaxaafadeedkan.

    Ugu danbeyn, warsaxaafadeedka,ayaa dhigaya in goluhu uu sidoo kale ansixiyay heshiisyada difaaca ee u dhaxeeya Dowladaha Somaliya iyo Uganda iyo Somaliya iyo Sudan ee ku saabsan is-kaashiga gaashaan-dhigga oo ay golaha hor-keentay wasaaradda gaashaan-dhigga, si waafaqsan dastuurka iyo sharuucda dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.