Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Goorma,ayaa la bilaabayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Xarfo?
    Puntland

    Goorma,ayaa la bilaabayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Xarfo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Labada Bisha 7-Aad,ayaa la bilaabayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Xarfo oo dhan 40- km,sida uu sheegay W.Waxbarashada PL oo Marti noogu ahaa Barnaamij aan ku dul istaagnay baahiyaha Mudug.

    Dhismaha Wadadan muhiimka ah,waxay ka bilaabanaysa gudaha Magaalada Galkacyo oo 3- km laga soo dhisayo,iyadoo 37- da km ee kale ay noqon doonto Wadada isku xiraysa Galkacyo- Xarfo.

    Lacagta ku baxaysa,waxaa bixinaysa Dowlada Puntland si la mid ah qaybaha kale ee Wadada dheer ee Galkacyo- Bosaso.

    Waxaa xusid mudan Dowlada PL oo ku jirta dagaal weyn oo ay kula dirirayso argagixisada in ay Gacanta kalana ku fulinayso Mashaariicda horumarineed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.