Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka oo la kulmay Dhalinyarada Gaalkacyo (VIDEO)
    Puntland

    Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka oo la kulmay Dhalinyarada Gaalkacyo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa 01 Feb 2020 Kulaan kula qatey Hoolka Madaxtooyada Magaalada Galkacyo, Dhaliyaarada Jaamacadaha Magalaada, iyadoona ujeedka Kulaanka uu ahaa sidii Guddiga dhaliyaarada ugu soo bandhigi lahaa qorshe Hawleedka geeddi-socodka Dimuqaradiyeenta iyo Jadwalka Doorashada Dowladdaha Hoose ee Puntland oo dhici doonta.

    Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, Xisaabiyaha Gobolka ee Wasaarada Maaliyada Puntland Guddonka Waxbarasahda Gobolka, Iskuduwaha Wasaarada Horumaarinta Haweenka iyo Maamulka Madaxtooyada Galkacyo.

    https://www.facebook.com/TPEC2019/videos/847222745706504/

    Guleed Salah Barre Guddoomiyaha Guddiga Kumeel-gaarka ah dorashooyinka puntland ee TPEC ayaa soo bandhigey Qorshaha Doraashooyinka iyo Wacyi-gelina ka qeyb qadashada bulshada hanaanka Asxaabta badan ee hal qof iyo hal cod.

    Intaas kadib Ardeyda Jamaacada kala duwan ee ka jira Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Su’aalo ka weydiyey Dorashooyinka Dowladdaha hoose ee Dhici doona Cod.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.