Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Shacabka Galdogob (VIDEO)
    Puntland

    Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Shacabka Galdogob (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG ee Doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC), ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo maamulka Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.

    Guddiga ayaa bulshada Degmada Goldogob usoo bandhigay jadwalka iyo qorshaha doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland.

    https://www.facebook.com/TPEC2019/videos/185653322514789/

    Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa dhowaan bilaabay safar shaqo uu ku marayo gobolada Puntland si dadweynaha loo gaarsiiyo qorshaha hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland, iyo latashiyo ku aaddan arrimahaas.

    Guleed Salah Barre, Guddoomiyaha Guddiga Kumeel-gaarka ah dorashooyinka puntland ee TPEC oo sabtidii la kulmay qeybaha kala duwan ee Shacabka Magaalada Gaalkacyo, ayaa ka hadlay muhiimada ay u lee dahay Bulshada Puntland, ka qeyb qadashada hanaanka Asxaabta badan ee hal qof iyo hal cod.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.