Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo oo ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii dhulka.