Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddoomiye Cirro: Xukuumadda Biixi iyadaa ayaa Nabad-gelyada ku ciyaaraysa+VIDEO
    Puntland

    Guddoomiye Cirro: Xukuumadda Biixi iyadaa ayaa Nabad-gelyada ku ciyaaraysa+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddooomiyaha Xisbiga mucaaradka ee WADANI Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliland ay xilligaan nabada ku ciyareyso,isla markaana ay u adeegsaatay Xisbiga Ciidamo.

    C/rixmaan Cirro ayaa sheegay in Xafiiska xisbiga la geeyey Ciidamo farabada, isagoona sheegay in xilli uu xaruntasi tegayay lagu riday rasaas farabadan, mowqifkiisa aan waxba iska bedeleyn.

    “Xukuumaddu iyada ayaa nabadgelyada ku ciyaaraysa, Xisbina xaq looguma laha in xaruntoodu xoog lagu qabsado, xukuumadda waxa aan ugu baaqayaa in aanay xaalad abuuri”n ayuu yiri Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah WADDANI Cabdiraxmaan Cirro.

    https://www.facebook.com/BulshoTelevision/videos/420085278929631/

    Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xaalada xarunta dhexe ee WADDANI iyo qalalaasaha ka jira Magaalada Hargeyso isagoona yiri “Aniga rasaas la igu rido iyo kaare la ii soo kaxaysto midna naga joojin mayso in aanu waajibaadkayagu gudano oo aan xafiiskaygii tago”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.