Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu qaban doono Muqdisho. Halkan ka akhriso:-