Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gudiga Doorashada PL Oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen rasmi ah
    Puntland

    Gudiga Doorashada PL Oo doortay Gudoomiye iyo ku xigeen rasmi ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maanta kulan gaar ah isugu yimid dhamaan 14-ka xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Puntland, kulankan ayey ku doorteen Goddoomiyaha iyo Guddoomiye kuxigeenka rasmiga ah ee Guddiga kadib markii la mariyey Hannaanka iyo Habraacyada Doorashada Guddoonka Guddiga.

    Guddoomiyaha Guddiga,ayaa si buuxda loogu doortay Mudane Ahmed Mohamoud Omar oo horay u ahaa Guddoomiyaha KMG ah ee Guddiga mana jirin cid la tartantay.


    Halka Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga si rasmi ah loogu doortay mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq( Abdinur Sheikh), mana jirin cid la tartantay.

    DHAMAAD
    XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA DOORASHOOYINKA PUNTLAND EE PEC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.