Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gudiga Doorashada Puntland iyo Wakiilka Midowga Yurub oo kulan yeeshay
    Puntland

    Gudiga Doorashada Puntland iyo Wakiilka Midowga Yurub oo kulan yeeshay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 16 September 2024: Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa Xarunta dhexe ee Guddiga ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson oo booqasho ku timi Puntland.

    Guddoomiye K/X ahna siihayaha Guddoomiyaha Mudane Ahmed Mohamoud Omar, ayaa warbixin kooban safiirka kasiiyey shaqooyinka guddiga u qabsoomay iyo qorshayaasha hadda horyaala, sidoo kalena uga mahadceliyey safiirka wada shaqaynta dhow ee midowga yurub uu laleeyahay Hay’adda Doorashada.

    Safiirka Mrs. Karin Johannson ayaa dhinaceeda bogaadisay shaqadii wanaagsanayd ee guddigu sida hawlkarnimadaleh uga soo qabtay 36-da degmo Doorashooyinka halqof hal codka ah.

    Ugu danbayn kulanka oo ay goobjoog ahaayeen qaarkamida Xubnaha Guddiga iyo Xoghayaha Guud Mudane Asad Ahmed iyo masuuliyiin kulanka ku wegeliyey safiirka ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan iyo in lasii xoojiyo wada shaqaynta.

    -DHAMMAAD-
    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.