Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT), wuxuu Bulshada Soomaaliyeed, daneeyayaasha Siyaasadda iyo Caalamkaba ku war gelinayaa in gacanta guddiga ay dib ugu soo noqdeen dhammaan ciwaannadii Baraha Bulshada ee GHDHF.