Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland oo xafiis ka furtay Gobolka Sanaag (VIDEO)
    Puntland

    Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland oo xafiis ka furtay Gobolka Sanaag (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Jaamac Xirsi Faarax uuna ka mid yahay Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ah xubin Guddiga ka tirsan ayaa maanta xarig jaray xafiiska gobolka Sanaag ee Guddiga Doorashooyinka Puntland.

    Furitaanka xafiiska oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa xubnaha Guddigu sheegeen in xafiisku ka shaqayn doono sare uqaadida fahamka dadweynaha gobolka sanaag ee Hanaanka axsaabta badan ee Puntland iyo habsami usucodka shaqada Guddiga.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/532791991281073

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.